War Xiiso Badan Dumarka Oo La Ogaaday Xiliyada Ay Wasmada Jecelyihiin Xiligaasi Haddii Aad Lahadasho isla Markaaba Way Kugu Soo Boodaysa.
Da'da Ay Galmada Ugu Jecel Yihiin Dumarku Markay Gaadhan
Cilimi baaris lagu sameeyay xiliga ay dumarka ugu jecelyihiin raaxada ayaa lagu sheegay in dumarka ay raaxada ugu Jeceylyihiin marka ay gaaraan da’da 30 sano, inkastoo uu muran ka jiro oo Qubarada qaar ee ku takhasusay cilmiga Jinsig ay qabaan in dumarka ay ugu jeceylyihiin Raxaada iyo galmada xiliga ay dhalmo gooyaan,waxaana lagu qiyaasaa da’da u dhaxeysa 35—45 Sano.
Daraasada ayaa lagu sheegay in dumarka dareenkooda hoose aad u kordho xiliyadaasi, waxay noqodaan kuwo aan xitaa ka xishoonin galmada waxayna la soo baxaysaa qibrado badan iyo farsamooyin aan caadi eheen.
Imisa Daqiiqo Ayay Jecel Yihiin Inay Galmadu Socoto?
Sidoo kale waxaa daraasdaan lagu sheegy in dumarka marka ay joogaan xiliyadaasi aysan ka helin galmada degdeg ah, waxay jecel yihiin in loo raaxeeyo ku dhwaad 25 daqiiqo markaasi kaddib waxay u baahanyihiin galmo culus .
Dumarka Fircooniga 30-45 Jir Galmada Iyo Kacsiga Sidee Ku Yihiin
Dhinaca kale daraasadeen ayaa sameyn weyn ku yaalatay dumarka Soomaalida ah oo inta badan loo guday qaabka lagu magcaabo Fircooniga ,iyadoo laga jaray xubinta kintirka oo lagu sheegay in raaxo waali ah laga helo.
Sidoo Kale Baro Casharadan Galmada Ku Saabsan.
Noocyada Galmada Ee Macaanka Badan
Dumarka loo gudo qaabka firconiga ah ayaa la sheegay in macaansiga raaxada iyo galmada ay u bilaabato marka ay gaaran 30 ka sano ama ay dhalmo gooyaa,waxayna dareemaan rabitaanka galmada waayo da’dan marka ay gaaraan farjiga murqihiisa ayay ka dareemaan galmada .
Ugu dambeytii daarasada ayaa raga ugu baaqaday in dumarka ay si wanagsan ugu raaxeeyaan xiliga ay gaaraan 30-45 Sano ayna ka haqabtiraan baahida galmada.
Fadlan Lawadaag Asxaabta Luuqa Ugu Dir Haka Faa'ideystaan Mahadsanid.
By: Somalida Maanta
Read the full article