Madaxweynaha Masar oo lagu tilmaamay "cadowga Ilaahay".
Madaxweynaha Masar oo lagu tilmaamay “cadowga Ilaahay”.
Masar-(Berberanews)-Dowladda Masar ayaa ka laabatay go’aan ay ku mamnuucday in la tukado Salaadda Habeenka iyo in lagu tukado masaajidda, kaddib markii ay dadweynuhu ka cadhoodeen. Labadan hab-dhaqan ayaa ah kuwa caado u ah in la soomo bisha Ramadaan, iyadoo salaad yaraawiix ah ay dadka Islaamka ahi tukadaan 10-ka dambe ee bisha. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mohammad Mokhtar Gom’a ayaa sheegay…
View On WordPress








