Khilaafka Doorashada Somalia, Farigelinta Beesha caalamka iyo maqnaanshaha laba Maamul
Khilaafka Doorashada Somalia, Farigelinta Beesha caalamka iyo maqnaanshaha laba Maamul
Muqdisho-(Berberanews)-Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan wakiillada beesha caalamka iyagoo ka wadahadlay arrimo la xidhiidh dardar galinta iyo dhameys tirka doorashooyinka daka Soomaaliya. Wadahadalladaan dhexmaray qaar ka mid ah wakiillada beesha caalamka iyo raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay bogga facebook ee xafiiska…
View On WordPress









