Jowhar: Xaaladda Xildhibaan Hirshabeele ka tirsan oo ku dhaawacmay qarax
Jowhar: Xaaladda Xildhibaan Hirshabeele ka tirsan oo ku dhaawacmay qarax
Jowhar-(Berberanews)-Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka HirShabelle ayaa galinkii dambe ee maanta qarax miino lagula eegtay magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Xidhibaan Muxumad Colaad oo ka tirsan Baarlamanka HirShabelle iyo askari ilaalo u ah, ayaa ku dhaawacmay qaraxa lala beegsaday. Xilliga uu weerarku dhacayna xildhibaanku waxa uu ku sugnaa gurigiisa. Dhaawaca xildhibaanka ayaa la…
View On WordPress







