Dowladaha Itoobiya iyo Kenya oo Qoorta Iskula Jira iyo Xiisad Ka Taagan Sarkaal la Dilay
Dowladaha Itoobiya iyo Kenya oo Qoorta Iskula Jira iyo Xiisad Ka Taagan Sarkaal la Dilay
Harowo – Warbaahinta dalka kenya ayaa maanta aad u hadal heysa Xiisad Cusub oo ka dhex taagan dalalka itoobiya iyo kenya kadib markii sarkaal booliska kenya ay dileen koox la tuhun san yahay in ay yihiin Ethiopian meesha uu dilka ka dhacayna waa Gobolka Marsabit ee Dalka Kenya.
Mark Wanjala oo ah Taliyaha Booliska Gobolka Marsabit ayaa sheegay in Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabayay Cabdi…
View On WordPress










