Booliska Kenya oo sheegay inay fashiliyeen weerar Alshabaab la beegsadeen masaajid
Booliska Kenya oo sheegay inay fashiliyeen weerar Alshabaab la beegsadeen masaajid
Wajeer -(Berberanews)-Ciidanka Booliska ee dalka Kenya, ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar koox looga shakisan yahay Alshabaab la damacsanaayeen inay ka fuliyaan masaajid ku yaal degaanka Khorof Xaraar oo dhaca duleedka magaalada Wajeer.Lix qof oo hubeysan ayaa galay masaajid ku yaal tuulada Konton, kuwaas oo doonayey inay afduubtaan dad masaajidka ku tukanayey, sida laga soo xigtay…
View On WordPress








