somali summer vocab
list from @malteseboy
Summer - XAGAA ☀️
June - bisha lixaad / juun
July - bisha todobodaad / juulay/luulyo
August - bisha sideedaad / ogosto
nouns
sea - badda
beach - xeebta
sunlight - qoraxda
watermelon - xabxab
water - biyo
ice cream - jalaato
swimsuit - darka dabaasha
sunglasses - muraayadaha/ookiyaal qorraxda
ocean - badweyn
enjoy - raaxaysin
sand - ciid
heat - kuleylka
weather - cimilada
temperature - heerkulka/heer kuleyl
holiday - fasax
sun - qorraxda
adjectives
hot - kulul
warm - diiran
sunny - qorrax leh
dry - qalalan
verbs
to swim - in la dabaasho
to fish - kalluumaysasho
to rest - nasasho










